Hordhaca: Man United Vs PSG, Champions League Oo Soo Laabtay Iyo Kulanka Ugu Adag

Waxaa maanta dib u bilaabmi doona tartanka champions League wareega 16-ka iyada oo ay Naadiga  Man United marti galin doonto kooxda PSG kulan xiiso leh

Man United oo wakhti cajiib ah ku jirta ayaa isha ku haysa in ay ka faa,iidaysato  garoonkooda Old Trafford.

Sidoo kale kooxda PSG oo ay hareeyeen dhaawacyo ayaa kulanka u soo galaysa sidii ay ugu yaraan natiijo fiican ugala bixi lahaayeen  garoonkooda Old Trafford.

Kulanka: Manchester United Vs Paris Saint-Germain

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*